Midowga Afrika oo go’aano culus ka soo saaray muddo kororsiga hogaanka DF (Akhriso)

Golaha Nabadgelyada iyo Amniga Midowga Afrika ayaa ka hor yimid go’aankii ka soo baxay Golaha Shacabka Soomaaliya ee muddada labada sano ah loogu kordhiyey muddo xileedka heyadaha dastuuriga ah ee DF. War-murtiyeed kasoo baxay kulan uu maanta yeeshay golaha ayaa lagu cambaareeyey go’aankaas dib loogu dhigayo doorashooyinkii Soomaaliya oo ay sheegeen inuu caqabad ku yahay … Continue reading Midowga Afrika oo go’aano culus ka soo saaray muddo kororsiga hogaanka DF (Akhriso)